12-Maalmood ee Fasax Sannaadeedka Rasmiga ah ee Shaqaalaha Dawladda JSL Sannadka 2019

0
757

12-Maalmood ee Fasax Sannaadeedka Rasmiga ah ee Shaqaalaha Dawladda JSL Sannadka 2019

Hargeysa-(WMG)-Sannado badan oo Shaqaalaha Dawladdu si rasmi ah ula socon maalmaha rasmiga ah ee fasax sannadeedka, Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu waxa ay soo saartay fasax sannadeedka rasmiga ah ee Shaqaalaha Dawladdu ku qorshe iyo qiyaas doonnaan.

-12-kan maalmood ayaa ah munaasibadaha rasmiga ah ee Shaqaalaha Dawladdu ka nasan doonnaan shaqo maalmeedka iyada oo ay dheer yihiin fasax-yada aan caadiga ahayn ee ku soo dhaca Shaqaalaha Dawladda sida; xanuunka, umusha, waxbarshada IWM kuwaas oo lagu dalban doonnno hab-raaca siyaasada fasxayada ee shaqaalaha Dawaldda

-Hadii dhaqaaq kooban ku dhaco maalmaha oo qaarkood ku suntan yihiin tirsiga dayaxa, Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ayaa maalin kahor soo shaacin doonta

-Qofkii looga maarmi waayo goobta shaqada maalmaha fasaxa ah waxa loogu beddelayaa laba maalmood oo fasax kale ah xilliga shaqaaluhu dalbado.

-Haddii mid ka mid ah maalmaha fasaxu ku beegmo maalin kale oo fasax ah sida Jimce waxa fasaxa loo riixayaa maalinta ku xigta.

Sharmake Axmed Muxumed Geelle
Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda JSL