0
474

Hargeysa(Warsugan)Ururka Horumarinta iyo daraasaadka somaliland ee SODRA ayaa Habeen hore qabtey Munaasibad balaadhan oo lagu dhiirigelinaayo dhallinyarada somaliland Munaasibada oo aheyd mid aad u qiimo badan waxaa kasoo qayb-galley wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada somaliland Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandule),Maayirka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Cabdilaahi Caydiid (Soltelco),Gudoomiyaha Diiwaanka sekada Sh.Siciid Maxamed Faarax Jire, xildhibaano kasocdey golayaasha Degaanka dalka, salaadiin, waayeel.iyo marti sharaf kalla duwan oo dhamaan isaga yimi gobolada dalka.

Gudoomiyaha Ururka SODRA Ahmed Mohamed shaqalle oo munaasibadaasi ka hadley ayaa sheegay in SODRA ay munaasibadani ugu tallo gashey iney dhiirigeliso dhallinyarada kalla duwan ee somaliland ee horumarka sameeyey sidoo kalle tusaale u noqday dhallinyarada dhigooda ah dhinacyda horumarinta bulshada, qanacsiga, saxaafada, akhriska, qoraalka iyo farshaxanka,iyo shaqaalaha Dawladda.
Agaasimaha fullinta SODRA Cabdiraxmaan sheekh, Agaasimaha waaxda xidhiidhka bulshada cabdikhaaliq ayaa kawaramey muhiimada dhallinyaradu leedahey munaasibadani oo kalle .

Cabdilaahi sheekh oo madashaasi ka hadley ayaa dhallin yarada uga waramey mawduuca ku taxaluuqa dhiirigelinta dayarta,

Sh.Siciid Maxamed Faarax Jire ayaa isna khudbad muxaadiro aheyd oo aad u qiimo badan Madashaasi kajeediyey isagoo sheekh siciid dhallinyarada uga xogwarameyq iimaha wakhti u leeyahey dhallinyarada muhiimada diinta islaamu siisay dhallinyarada

Hogaamiyaha Ololaha Cidhibtirka Qabyaalada Abdikariim Mooge oo madashaasi ka hadley ayaa sheegay in dhallinyarada somaliland ku socoto tubtii horumarka sidoo kallena loo baahan yahey iney ka xoroobaan jahliga iyo qabyaalada sidoo kalle waxaa uu xusay in SODRA Iyo gudoomiyahooga ahmed shaqalle kamudan yihiin somaliland Xushamayn iyo qadarin dheeraad ah madaama oo ay isu xilqaameen dhiirigellinta bulshada somaliland.
Xoghaya golaha wasiirada somaliland sharmaake axmed muxumed geelle ayaa xusay mihiimada ay leedahey dhiirigellinta dhallinayaradu, Xil.Maxamuud Warsame, Cumar Xaaji Xuseen Cumar Xaashi ,Huda,hoodo ayaan,Hal-abuur caawa, hal-abuur yaxye yabaasha, hal-abuur cali dhanaaniye, hal-abuur cabdiqani mandela, iyo marti sharaf kalla duwan oo madasha ka hadley ayaa xusey qiimaha ay leedahey dhiirigellinta dhallinyaradu,

wasiir kuxigeenkii hore ee shaqada iyo arrimaha bulshada somaliland cabdiwaaxid cabdiqaadir cabdiraxmaan ayaa sheegay in loo baahan yahey in dhallinayarada lagu garab gallo horumarinta dalkooda.
Duqa Caasimada Hargeysa oo madashaasi ka hadleya ayaa siqiiro wadaniyad leh ugu sheekeeyay mudadii uu xilka hayey iyo caqabadaha ka hor yimi iyo waliba shaqada uu u qabtey caasimada isagoo dhallinyaarda ku booriyey in hiil ay lagarab galaan dhallinyarada xilalka haya gaar ahaan ka maayar ahaan.

Wasiirka wasaarada shaqada iyo arrimaha bulsahda somaliland Cali maxamuud Axmed (Cali Sandule) oo munaasibadaasi soo gunaanadey ayaa dhallinyarada somaliland ku hambalyeey guulaha iyo horumarka kalla duwan ee ay gaadheen waxaanu wasiirku madashaasi ka xusay in uu shaqaalaysiinaayo Hal-abuurad Caawa oo ah gabadh arag kanaafo ah,Wiil dhallinyaro ah oo murawaxad sameeyay iyo waliba ayuub ibraahim faarax oo ah wiilka ugu horeeyey ee somaliland ee dayar oo kusoo biira saaxaafada somaliland.

1669_1522160411414457_2837538042360227219_n

5383_1522160094747822_5537939985156730596_n

6853_1522159871414511_4307074691135094952_n

6853_1522161471414351_4393464347190057502_n

6857_1522163618080803_9074960881700802826_n

941038_1522161124747719_96709792395826592_n

943834_1522160151414483_6746738306514071237_n

946117_1522163941414104_5276714796735606254_n

1909882_1522161874747644_5377825223052443289_n

1914606_1522165071413991_546132846339346263_n

1916638_1522164724747359_13250602712193721_n

1918028_1522163811414117_3931588721335805555_n

1918028_1522164404747391_7418098620080607039_n

1929809_1522165224747309_5299359634718566118_n

1930344_1522163798080785_2019321560863140100_n

1930347_1522164351414063_56621442717940184_n

1934326_1522158854747946_5018315312084053128_n

1935362_1522163974747434_679973236067658003_n

1937106_1522161321414366_4721511347586768339_n

10338334_1522161238081041_4862417955520812223_n

12107184_1522160551414443_2121440862874933141_n

12376335_1522164188080746_3012649354612705699_n

12400455_1522160908081074_2515102479016789403_n

12400480_1522162408080924_5185352525395622575_n

12400608_1522161714747660_2325430004980193874_n

12400626_1522164064747425_5942241900524671323_n

12400689_1522164524747379_3410103100779116141_n

12400723_1522162074747624_6404462815457262133_n

12400748_1522160558081109_125615726579146733_n

12400793_1522159348081230_2721183651092890972_n

12400793_1522159841414514_3598031865840683033_n

12400817_1522161628081002_359112493829279875_n

12417677_1522159838081181_3466130612437355484_n

12417833_1522163344747497_4665447401088418643_n

12417834_1522160041414494_1661698975007049168_n

12417849_1522161034747728_6529322410567577126_n

12417924_1522161524747679_7060328135534870184_n

12417927_1522159611414537_5035329185566621636_n

12418030_1522164721414026_5981182227611357169_n

12472261_1522159351414563_8122278838927960273_n

12489296_1522164251414073_6782975278443086082_o

12494665_1522160688081096_6647133619860006351_n

12494800_1522161531414345_7586979445354536657_n

12507121_1522164441414054_7309817444873359666_n

12507292_1522161408081024_4980128291093271499_n

12507309_1522164898080675_1888687387712672345_n

12507387_1522160394747792_6411103406798115168_n (1)

12507387_1522160394747792_6411103406798115168_n

12507411_1522161354747696_1903995855964488393_n

12507505_1522160674747764_2741781791013357082_n

12507542_1522161301414368_6034549456042024466_n

12507542_1522164284747403_3077698552908051867_n

12507658_1522159558081209_2944897237933035552_n

12508814_1522162301414268_7998910651215439739_n

12508914_1522161854747646_1659192926176587430_n

12508963_1522165228080642_8861122998100053359_n

12508967_1522159761414522_513756257951879775_n

12509191_1522158968081268_3252372181427606609_n

12509266_1522160794747752_7063504082475380662_n

12509324_1522161158081049_5126606961419626964_n

12509747_1522160174747814_3915148112013047520_n

12509822_1522159434747888_3364924637979154363_n

12510250_1522161544747677_5719884665987852097_n

12510336_1522161274747704_1414799754196268805_n

12510394_1522162684747563_6052154950703278806_n

12510439_1522160264747805_2608079876520152543_n

12522947_1522161031414395_3262146836103297241_n

12523128_1522158978081267_4636520100713295042_n

12523156_1522159991414499_5989681183217273890_n

12540664_1522162271414271_8661093322454599439_n

12540720_1522159184747913_6969913029122503399_n

12540740_1522160918081073_8513993270417367273_n

12540814_1522159438081221_6933610507023934528_n

12540814_1522160404747791_1467862418727088609_n

12540909_1522159301414568_2480835886566121079_n

12540921_1522160684747763_7426773190680675076_n

12541017_1522159181414580_5252929705490759307_n

12541133_1522158974747934_4936992370289285418_n

12541141_1522160034747828_4666088573370806299_n

12541151_1522164191414079_3983452626334551965_n

12549023_1522164084747423_6487890486835930092_n

12549035_1522163868080778_5590369718924638565_n

12549098_1522162221414276_7467033241678141548_n

12549137_1522159554747876_841555433571373475_n

12552521_1522164061414092_19528083806820908_n

12552530_1522159344747897_2385983136170977868_n

12552538_1522164161414082_3617504740233385239_n

12552547_1522159441414554_1118489867884242227_n

12552589_1522161194747712_6237179521884502606_n

12552699_1522160261414472_7523818256879090447_n

12552938_1522159161414582_2827097046461277971_n

12552995_1522164011414097_6337988309192927229_n

12553041_1522159741414524_5635421434496545171_n

12553049_1522163861414112_3973575104469995770_n

12565339_1522163188080846_7756524045323715894_n

12565353_1522163881414110_1247661003148852692_n

12565456_1522165078080657_7167139260040521972_n

12573052_1522159691414529_6123607137114625393_n

12573069_1522159648081200_414538884678219155_n

12573103_1522161431414355_2996029669335693534_n

12573165_1522163791414119_6570272574489147265_n

12573203_1522161751414323_7710271929996615268_n

12573807_1522160144747817_8551145621431704993_n