Adduunyooy xalkaa be,e maantana ma dheeg bay cimaamadgii ka dhacday W/Q.Yusuf Jama

0
469

Adduunyooy xalkaa be,e maantana ma dheeg bay cimaamadgii ka dhacday W/Q.Yusuf Jama

Tolow maxaa ku jilan hadii 900 oo qof oo shaqaale ah
100 ka mida hj noqdeen iyagoo afar oday ah sida laysu saaray
imisaa ciidagale ah, imisaa awal , imisaa arab ah .imisaa hy kale ah ,isaxaaq IWM imisaa dadka kale ah
ee la leeyahay darafyo IWM . EERIBOODKA MA REER BAA LEH allow sahal amuuraa
MISE odaygu wuxuu rabay inay reerkiisa wada noqdaan bal adba muxuu dadka u kicinayaa
umada dhulkooda ku deeqday waan tiriyey
oo yaa siyey tiradaa ?
,mase tirin karaa waa su,aal ?

waxan odhan lahaa beesha dhexe sanadkan haysa soo sharixina ama kulmiye ahaada ama ucid ama wadani
waayo ilmaadeer isma iindho buuxiso ki yimaadaaba waa reer waana laga daba qaylinayaa mid aan reer ahayn ma jiro
roob doon baa la akhriyaa marka abaari jirto ee roobku raago QOFDOON ma akhrisanaa in ilaahay mid ina siiyo

dhamaan jidhkiisu yahay reeraa dalka somaliland wada degen

madaxisa ,minjihiisa,gacmihiisa ,caloshiisa ,masgaxdiisa,wajigiisa,lugihiisa .markaana masgaxdaynu isku
qabsanaynaa oo reer walba wuxuu odhanayaa anagaa masgaxdii ah anagaa cilmi badan anagaa lacagtii hayna

nin baa lahaa sida TAIWAN ma sidan baynu ku sugaynaa WAXAN ODHANLAHAA

DHALINTII XAQIRANTOO
AQOONYAHAN XUMAAYEE
XAASIDIINTII BADATEE
INTA AAN XUMAAN DHICIN
XABAD LAYSLA WADA DHICIN
XAAFAD XAAFAD AY NOQON
XAMAR MAYSKA RAACNAA
XAL KALEETO MA LAHEE

dheeg iyo siilaanyo isma necba cola maaha maxaa jira siilaanyo ma sharaxna timir laf baa ku jirta
kulmiye horta yaa soo saaray waynu haynaa codkii uu helay iyo degaanada imisa cod ayuu ka helay
reerka dheeg bal taariikhdaa dib haloogu noqdo KULMIYE DADKIISA WAA HAYSTAA waliba intii hore ka badan
kuwa aanu codka ka helin ayaaba u duul,duul badan wad wadi karimaynee waladaaliin maantaba hadii timir i caayaayo

wa bilaahi tawfiiq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here