Afkaaga Oo Ku Xidha Oo Aanku Furfurin Alla Goo Aya La Yidhaahdaa !, Nabadgelyo Badani Waa Ku Hoddaa !,By Mr.Belel .

0
403

Afkaaga Oo Ku Xidha Oo Aanku Furfurin Alla Goo Aya La Yidhaahdaa !, Nabadgelyo Badani Waa Ku Hoddaa !,By Mr.Belel .

waxaan salaamayaa Bulshada Caafimaadka qabta ee JSL oo dhan Dowladda iyo Shacabkaba iyo Saxaafadda xorta ee Hadhwanaagnews hormuudka u tahay .

Nabadgelyo badani way ku hoddaa oo JSL Nabadgelyadda Rabbi inagu mannaystay baan Bulshada in badani ku Mahad naqeyn oo in Dowladda iyo Shacabkeeda oo Midaysan ay Guulahaa gaadheen oo Midnimo lagu gaadhay Horummarka aynu ku faano ma garanayaan !, Qabiilka oo la adeegsado inay Sunta ugu Khatarsan tahay ee Qarranka lagu burburin karo ayay iska Indha tirayaan Kuwa Oqoonyahanka ah ee dhaqdhaqaajinaya mar warlb Dadka Waxmagaratada ah ee Sida qaldan wax loo geinay ,Waa Dembi Qarran oo la caadaystay !,Yaa beenin kara oo Jawaaba bulshada soon kara ?!!!.Maanta la leeyahay ha la siidaay kuwa Qarranka JSL ee Isku tashaday ee dhismay Maalin walba Khilaafka iyo Qabiilka ku kala qaybinay !!!, Ciqaab Culus miyaanay mudnayn in la mariyo oo Qarranka la badbaadiyo Midnimadiisa iyo Nabadgelyadiisa .

Durba Heestii Huuna huuniyo hoos ma loo dhigay !!!, kuwii Oqoonta iyo Siyaasasiyiinta isaga dhigay e Jarka uga talaabsaday haka saareen !.

Wa Billaahi Towfiiq,

by Mr.Belel .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here