telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Akhriso :- IGAD Oo Hal Arrin Ka Dalbatay Madaxweynaha Cusub Ee Puntland

Moqdisho (WMG):- Urur goboleedka IGAD oo goob joog ka ahaa doorashadii shalay ka dhacday magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa qoraal kasoo saaray sida ay wax u dhaceen.

Maxamed Cali, wakiilka IGAD ee Soomaaliya ayaa sheegay in doorashadaasi ay soo dhoweynayaan qaabka ay u dhacday una hambalyeenayaan madaxweyne Dani.

Waxa uu sheegay in ay arkeen doorasho si xalaal ah uga dhacday magaalada Garoowe, walibana si buuq la’aan ah.

Dhanka kale, IGAD ayaa ka dalbatay madax

162 total views, no views today

Comments

comments




Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins