AKHRISO*WARBIXIN LAGA DIYAARIYEY SIYAASIGA CAANKA AH EE MUSTAFE QODAX WAKHTIGII UU AHAA AGAASIMAHA WASAARADA DHALINYARADA CIYAARAHA IYO DALXIISKA IYO WALIBA WAKHTIGII UU AHAA XOGHAYAHA ARIMAHA GUDAHA EE XISBIGA WADANI. *BY-FAHAD AXMED KAARIYE

0
492

AKHRISO*WARBIXIN LAGA DIYAARIYEY SIYAASIGA CAANKA AH EE MUSTAFE QODAX WAKHTIGII UU AHAA AGAASIMAHA WASAARADA DHALINYARADA CIYAARAHA IYO DALXIISKA IYO WALIBA WAKHTIGII UU AHAA XOGHAYAHA ARIMAHA GUDAHA EE XISBIGA WADANI. *BY-FAHAD AXMED KAARIYE

Akhriso warbixin Aan idiinka Diyaariyey Isla Markaana Aan Ku soo bandhigo doono waxqabadkii wanaagsana ee Siyaasi mustafe Qodax Mudadii U Ahaa Agaasimaha wasarada ciyaaraha Iyo weliba Wakhtigii Uu Ahaa Xoghaya Arimha gudaha Xisbiga Wadani . waxaana Idiin Soo gudbin Doona Wariye Fahad Axmed Kaariye.

“Hadaba Maxaaad ka taqaana Siyaasi Mustafe Qodax Waa Siyaasiga kaliya ee soo maray wasaarada dhalinyara ciyaaraha iyo dalxiiska Waa masuul xilkiisa guta Isla markaana dhalinyarada u barbar taaganaa mudadii uu hayey xilka agaasinimo siyaasi mustafe Qodax Ayaa Mudadii Uu Ahaa Agasimha wasarada Dhlinyarada Iyo Ciyaaraha Waxa U sameeyay ka hortaga aafada tahriibta isaga oo cisticmaalaya waxaa loo yaqaan motivation ,Isagoona mar walba dhalinyarada u muujin jirey kalgacal iyo in ay gaadhi doonaan hadafkooda Kubadeed .

Siyaasi Mustage Qodax Waxa Uu Ahaa Agaasimaha kaliya ee xafiiskiisu u furrnaa Wakhtigii Uu Ahaa Agaasimaha wasarada Dhalinyarad Iyo Ciyaaraha todobada ilaa labada Duhurnimo .Isla Markan Ku Qancinjirey Dhalinyarada Ciyarista Kubada cagta , niyadna u dhisajirey dhalinyarada Meelay jooganba . Waxaa uu si firfircoon Ugu dhaga nuglaa dhalinyarada, waxaana uu ka qayb gali jirey meel kasta oo dhalinyaradu is kugu timaado , waxaa uu ku guulaystay Mudadaasi in wasaaradii ciyaaraha oo aad ka naxaysay sida ay tahay uu soo gaadhsiiyo wasaradaha kale taasi waxay cadaynaysa Dhismaah quruxda Leh ee Wasarada dhalinyarada ciyaaraha iyo dalxiiska wakhti Xaadirkan .

Masuulkan Ayaa Ahaa Masuul Ka Muuqdey Xukumada waxana uu ku fikiray in uu wax muuqda dhalinyarada uga tago .. Waxaa kale oo ka mid ah wax qabad ka siyaasi mustafe Qodax sidii quruxda lahayd ee uu u qabtay ciyaarihii gobolada kuwaas oo marar fara badan la isku dayay in la fashiliyo laakin siyaasi mustafe qodax waxa uu kaga guulaystay daacadnimo. uu Ka Qeyb Qaatey sare u kacay hamiga ciyaartooyada dalka sababta oo ah markii tartankii goboladu soo gebageboobay xulalkii ku guulaystay ee gobolada maroodijeex iyo gabilay loo sameeyay in ay la kulmaan madaxwaynaha dalka qasriga madax tooyada taasina waa dhiira galinta masuul Qodax iyo Masuliyiintii markaa Ku Wehelinayey Wasaradarada Dhalinyaradada Iyo .

sidoo kale waxaa markii u horaysay dalka soo booqday kooxo ka socda dalka Jabuti kuwaas oo ciyaara saxibtinimo la qaatay kooxaha kala duwaan ee dalka Yadoo Ay ocyaaro xiisa leh Isla markaan awood leh soo bandhigeen ciyaartoyada Somaliland. sidoo kale Masuul Mustafe Qodax waxaa uu si dhaw ula socday sidii dhalinyartu iskugu xidhnaan lahaayeen isaga oo ku hambalyeeya waxa ay dhalinyartu qabsato waxaana ka mid ah dhalinyarta hidaha iyo dhaqanka Maxamed Mooge isaga oo ku hanbalyeeyay waxa qabadkooda una ballan qaaday in ay dawladu kirada mudo sanada ka bixin doonto waxaynu la soconaa in wasaarada dhalinyarada ,…
Agaasimuhu waxa uu mutaystay in la is ku barbartaago wasaarada dhalinyarada ,ciyaarah iyo dalxiis .

Isla Markaana Waa masuul ku Sifoobey karti iyo Daacadnimo Kana Soo baxey waajibadkiisii qaran Mudadii U Xilkaasi Hayey .Siyaasi mustafe Qodax Ayaa Ahaa Xoghaya Arimha Gudaha Xisbiga Mucaridka Ah Ee wadani Iyadoo Uu Mustafe Ahaa Siyaasiyiinta ugu cad cad Xisbigaasi Ayaa waxa uu Qayb laxaadleh Ka Qaatey Sidii Xisbiga Mucaridka Ah Ee wadani Uu Hormood Uga noqon lhaa Siyaasada dalka isla Mrkaana uu Ahaa xubnaha Dhidibada U Taagey Qorshaha Xisbiga wadani uu Ku Meel Meeray Sidaasi Oo Ay tahay Masuul Mustafe Qodax halyeey siyaasi Mustafe Qodax ooAan aqoon badan u leeyahay kartidiisa aqoontiisa khibradiisa waayo aragnimo dhaqan hufantiisa. waa siyaasi aad looga yaqaan dalka oo Dhan wax badan kasoo shaqeeyeey arrimaha Bulshada Iyo Saaxada siyaasda s/Land.

Kallin mug leh iyo doorweyn ka qaaday wacyi gelinta horumarka dadkiisa iyo dalkiisa Somaliland saaxiibo faro badan oo siyaasadeed ku leh bulshada Somaliland dhexdeda dafaaha dunida oo aqoonyahan siyaasi Mustafe Qodax si xirfad iyo diblomaasinimo leh uga iibin karo qadiyadda Somnaliland. Siyaasi mustafe Qodax Ayaa Hore U Ahaa Agaasimaha wasaarada Ciyaarha iasgoona Mudadii uxilkaasi hayey wax badan ka bedelay Hanaanka Geedi u socod ee Wasaarada Ciyaaraha S/Land Iyadoo Mudadaasi Uu Wax badan ka Bedelay wasaarada hanaanka Ciyaaraha Isla Markaana Uu Noqdey Masuul Ay dhalinyarada S/Land Meelkasta Oo Ay Joogan Ay Qiraan Waxqabadkiisa Hase ahaatee siyaasi mustafe qodax kuma uu raaagin xukuumadii madaxwayne axmed siilaanyo
siyaasi mustafe qodax markii uu iskaga tagay shaqadii agaasimenimo waxa si degdeg ah looga yeedhay xisbiga mucaaridka ah ee wadani.

maadama uu Siyaasi Mustafe Qodax Ka Mid Ahaa Masuuliyiintii ugu sar sareysey xisbiga Mucaridka Ah ee wadani isla markaanaUu Ahaa Agaasimaha Arimaha Gudaha ee xisbigasi uuna Qayb laxaad leh Ka Qaatay Sare Uu kaca Siyaasada Xisbiga wadani iyadoo Uu Hormood ka Sidii xisbiga Wadani uu uyeelan LAhaa Hogaan Toosan isla Markaana uu xisbiga wadani isugu Xidhmilahaa Gudo iyo dalba.Waana masuul Ku Sifoobey Karti iyo Daacadnimo Isagoo Ah Aqoonyahan Maamuus Sharaf Cisi Iyo Karaamo Ku dhex leh bulshada Dhexdeeda .Iyadoo Ay dhawaan Aheyd markii Uu Iska Casiley Xubinimadii Xisbiga wadani OoUu Ahaa Lafdhabarta xisbigaasi isla Markana Uu Ahaa Gawsdanbeedka xisbigaasi isagoona Uu Ku Andacoodey Isla Markaana Shaaciyey In Xisbiga wadani Yahay Xisbi Ay Taladiisu Ka Go.Do Dad Gaar Ah Taasina Ay Qeyb Weyn Ka tahay iscasilaadiisa .

Madaama Mustafe Qodax khibrad dheer ku leeyahay siyaasadda dal-dalka calaamka Islamka iyo geesga Africaba horena Somaliland uga soo noqoday Agaasime aad u fiirifiircoon aanu’se xilkaas kusii raagin iyaado u mamuulki M/Weyne siilanyo kaga soo horjeestay diidayku gacan saydhay hanaanka geedi usocod Siyasad dalka..

Intaasi Daawdayaal waxa inoogu eegQay btii Kowaad ee Warbixintii Aynu kaga Hadleyney isla Markaana Ku Lafa Gureyney Siyaasada Iyo weliba Waxqabadkiisii Mudadii u Ahaa Agaasimha Guud Ee Wasarada Dhallinyarad Iyo Ciyaaraha Sidoo kale Waxa yadun Aan Ka maqneyn Sifihii Iyo weliba Kaalintii ukaga Jirey xisbiga mucaridka Ah ee wadani intaynu isugu iman Doono warbixintan Qaybaheeda danbe Waa Anigoo Ah Fahad Axmed Kaariye Oo idinkaag Tegaya Asalmiu caalykum waraxmatulahi wabarakaaatu.
La soco qaybaha danbe ee aanu idinka diyaarin doono siyaasiyiinta kartida leh Ee Uu Ka Midka Yahay Siyaasi Mustafe Qodax.

Fahad Axmed Kaariye
Email.Mudanefahad@gmail.com
Tell.0634221678

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here