Al Aqsa Quran Academy

0
431

Al Aqsa Qur’an Academy

Xarunta Barashada Diinta Islamka ee Al Aqsa Qur’an Academy, Waxaa ay kuu Diyaarisay Xarun Casri ah oo Adiga oo Jooga Gurigaaga aad ka Baran Karto Cilmiga Diinta Islamka. Xaruntan Waxaa Kuugu Diyaar ah Mucalimiin Somali ah oo si Hagar La’ Kuu Bari Doona Casharada aad Dhiganayso, Sidoo Kale Waxaa ay Caruurtaada Ka Caawin Doonaan In ay Si Fiican U Bartaan Dhaqankeenii Suubanaa.
QUrannnn
Casharada ay Bixinayso Xaruntu Waa :-  Barashada Higaada Carabiga oo La Bari Doono Caruurta iyo Dadka Waawaynba.  Xiftiga Qur’anka Kareemka ah  Axaadiista Saxiixa ah (Qof Kastaa Heerka uu Maraayo Iyo Kitaabka uu Dalbado Barashadiisa)  Tajweedka  Fiqiga iyo Tawxiidka  Barashada Carabiga oo aasaasi ah. Shuruudaha Laga Doonaayo Qofka Xarunta Wax Ka Dhiganaaya.  In uu Qofku Da’diisu Ka yarayn 7 Sano  In uu Fee-ga Bil Kasta Horumariyo  In uu Leeyhaya Cinwaan Skype ah

 In marka Class-ku Socdo aanu Isticmaalayan Wax Kale (Internet, TV Game etc)  In Meesha uu Ardaygu wax Ku Baranayaa Tahay Meel Degan oo Bilaa Buuq ah  In Dumarka / Hablaha Class-ka Ku Jiraa ay Si Fiican u Asturanyihiin.  In ay si joogto ah ula soo xidhiidhaan Xarunta iyagoo Email u soo diraaya wax kasta oo ay la socadsinayaan sida Fasaxyada Waxaad Nagala Soo Xidhiidhi Kartaan.
Email: alaqsa.ac@gmail.com
admin@alaqsaqu.com
Tell: + 252 63 4039023 + 252 65 9191792 + 252 65 9999929
Skype: alaqsaqu Waxaad Si Joogto ah Uga Daalacan Kartaan Dhamaan Waxa Ay Xaruntu Bixiso iyo Macmluumaadkeeda bartayada Internetka ee alaqsaqu.com