ambalyo Aroos Wacan Oo Ku Socota Arooska Boqorka iyo Boqorada Mudane: Qaasim Ismaaciil abdi Caraale Iyo Marwodiisa Hodan Cabdi Cali Guuleed

0
403
Closeup view of wedding bouquet over red background

ambalyo Aroos Wacan Oo Ku Socota Arooska Boqorka iyo Boqorada Mudane: Qaasim Ismaaciil abdi Caraale Iyo Marwodiisa Hodan Cabdi Cali Guuleed

Dadka kala ah

1.cali c/laahi cilmi iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

2. jimcaale abdi axmed ,xaaskiisa iyo caruurtiisa

3.c/laahi abdi axmed ,xaaskiisa iyo caruurtiisa

4. sacad xasan nuur

5.hibaaq cabdi axmed iyo saygeeda

6.layla osman adan iyo saygeeda

7. nuura osman aadan iyo caruuteeda

8.cawil claahi cilmi iyo xaaskiisa

9. cabdi cabdilahi iyo xaaskiisa

10.maxed xariir axmed (fagle)

Dhamaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin hawada

Umarinayaa

Boqorka iyo Boqorada Mudane: Qaasim Ismaaciil abdi Caraale Iyo Marwodiisa Hodan Cabdi Cali Guuleed oo 8/7/2016 Ku aqal galay magaalada Burco gaar ahaan New Burco Hotel

waxaan leenahay noqda qoyskii iyo waaree ubad khayr qaba kala hela wiil iyo caano gabadh iyo caano

Aamiin …………..Aaamiin……………Aaamiin………………Aaamiin