André Villas-Boas oo fashilay filashadii Inter kaddib markii

0
347

waaxa qoraya yaasir br

– Macallin Andre Villas-Boas ayaa meesha kaba saaray inuu buuxin doono booska bannaan ee kooxda Inter Milan, kaddib markii loo magacaabay macallinka Shanghai SIPG.

Macallinkan reer Portuguese ayaa lala xiriirinayay kooxdae Nerazzurri oo cayriysay Frank de Boer was sacked horraantii todobaadkan, taasoo soo dedejiyay in lasoo hadal qaado macallinkan balse haatan waxaa magacaabatay kooxda ka dheesha horyaalka Chinese Super League club.

Wuxuu bedeley macallin Sven-Goran Eriksson oo Shanghai wadery kaddib markii uu ninkan reer Swede uu ku fashilmay inuu wax koob ah qaado.