Bahda Warsugan Media Group oo Tacsi u diraya Marxuum Suxufi Cabdiqaadir Maxamed Ciid Bay oo Hargeysa lagu aasay

0
310

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Bahda Warsugan Media Group waxay tacsi u dirayaan guud ahaan bahda Saxaafada gaar ahaana qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Suxufi Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Bay) oo Ka Mid Ahaa Suxufiyiinta dalka ka hawlgala aadna loogu xasuusan doono dhinaca Qoraalada.
Ilaahay waxaanu uga baryeynaa Inuu Janadii Fardoowsa Geeyo Una denbi dhaafo Aamin Aamin