Bahda Warsugan Media Group waxa ay hambalyo u dirayaan Agaasimaha Cusub ee RTN Tv Naasir Aadan Maxamed

0
519

Bahda Warsugan Media Group oo kala ah Gudoomiyaha guud ee WMG, Naasir Yuusuf Daahir, Maxamed Cilmi Xasan, Cabdilaahi Xasan Maxamed, Cismaan Axmed Cismaan, Cabdirixiin Cabdilaahi Axmed iyo Cabdikariin Maxamed Cabdiraxman, dhammaantood waxa ay hambalyo u dirayaan Tafaftiraha guud ee Warsugan Media Group Naasir Aadan Maxamed oo loo magacaabay Agaasimaha RTN Tv ee Jamhuuriyadda Somaliland u qaabilsanan doona. Waxaanay ugu hambalyeynayaan xilkaasi loo igmaday iyagoo ugu ducaynaaya in Alle ku asturo hawlahana u fudaydiyo