Bahda Warsugan Media Group waxay tacsi u dirayaan Tafaftiraha Guud ee Wargeysa Warsugan oo ay ka tacsiyadaynayaan geerida Adeerkii Cabdi Boos oo Hargeysa ku geeriyooday maanta

0
316

TACSI
Bahda Warsugan Media Group waxay tacsi u dirayaan Tafaftiraha Guud ee Wargeysa Warsugan oo ay ka tacsiyadaynayaan geerida Adeerkii Cabdi Boos oo Hargeysa ku geeriyooday maanta

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN, Bahda Warsugan Media Group waxay Tacsi u dirayaan Tafaftiraha Guud ee Wargeyska Warsugan Ibraahim Cabdiraxmaan Qaasim oo ay ka tacsiyadaynayaan geerida ku timid Adeero Axmed Cabdi Cabdilaahi “Cabdi Boss” oo maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa laguna aasay xabaalaha Masalaha.

Dhamaan bahda WMG waxay marxuumka alle uga baryayaan inuu janadii fardawsa ka waraabiyo una fudaydiyo suaasha Qabriga, Qoyskii, Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka baxayna Samari iyo iimaan ka siiyo.

Amin Amin Amin