Beeni Raad ma Leh: Gabadh u Dhalatay Muritaaniya oo sawirkeeda loo istcimaalo in Lagu Aflagaadeeyo Hal-doorka Somaliland

0
417

Beeni Raad ma Leh: Gabadh u Dhalatay Muritaaniya oo sawirkeeda loo istcimaalo in Lagu Aflagaadeeyo Hal-doorka Somaliland
By; Maxamed Cirro, Hargeysa, Somaliland

Dad amma qof aan xil-kas ahayn, ayaa isticmaala sawirka gabadh la yidhaah Houda oo u dhalatay dalka Muritaaniya (Mauritania) oo ah Jamhuuriyad ku taal dhinaca waqooyi ee qaaradda Afrika. Qof la baxay magaca Drs. Hoodo Yuusuf (yhoodo@yahoo.com), iskana dhiga inuu ku nool yahay magaalada London ee dalka Ingiriiska, ayaa diyaariya qoraal badan oo lagu caayo, laguna aflagaadeeyo madaxda qaranka, xukuumadda iyo hal-doorka xisbiyada, waxaannu maqaaladaas ku lifaaqaa sawirka gabadha ka soo jeeda dalka Mouritania.

Haddaba, waxa aan halkan ku haynaa xaqiiqda fadeexadaas been-abuurka ah, waxaanna sawirka gabadhan laga soo gooyey xog-waraysi ay haweenada caanka ah ee la yidhaah Oprah la yeelatay gabadhan reer Mauritania, sidaa darteed, waxa aan u sheegaynaa bahda saxaafadda, haddii ay yihiin wargeysyada, websites-ka iyo baraha kale ee bulshada inay ka feejignaadaan sawirkaas been-abuurka ah ee waxyeelada ku ah gabadha muslimadda ah ee sawirkeeda sida khaldan loo adeegsanayo, iyadoo arrintaasna ifka iyo aakhiraba ay tahay dambi xun oo la iskula xisaabtamayo.

Qofka amma cidda magaca iyo sawirka been-abuurka ah adeegsanaysana waxa u fiican inay isticmaalaan magacooda saxda ah ee loogu wan-qalay, waa haddii ay hayaan macluumaad sax ah oo ay bulshada u soo gudbiyaan, iyagoo aan cidna ka baqan, balse, qofka inta uu is qariyo, weliba magac iyo sawir aannu lahayn adeegsada waa ruux daciif ah oo maan-gaaban, haddii uu is leeyahay iska qari bani’aadamkana, waxa aannu ka qarsoomayn Ilaahay (SWT) oo kala xisaabtami doona gefka iyo qadafka sharaf-dhaca ah ee uu dadka kula kacayo.

Halkan ka daalacayo xaqiiqda arrintan,
Muuqaalka gabadhan oo la waraysanayo

halkan riix si aad u aragto qoraalka laga sameeyey waraysiga gabadha sawirka la been-abuuray
http://www.dietsinreview.com/diet_column/11/overweight-divorced-women-welcome-in-mauritania/

By; Maxamed Cirro, Hargeysa, Somaliland

Overweight, Divorced Women Welcome in Mauritania
2

1
Email
46
Share
0

0
Tweet
image: http://www.dietsinreview.com/diet_column/wp-content/uploads/2008/11/mauritania-300×225.jpg

Oprah sang during her show yesterday “There is a place for us…,” as she learned that Mauritania, a west African nation, classifies beauty as being overweight. Her Nov. 20 episode featured a look around the world at how different countries define beauty in women. In Japan it was having flawless, porcelain skin; in Iran it was having a petite nose (the nose job capital of the world); in New Zealand, the women tattoo their chins and have their lips tattooed blue.

Mauritanian men and women define beauty as being “plump,” said Houda, a native of the country. From a young age, girls are force-fed couscous and camel’s milk, which is high in fat, all in an effort to make the girls gain weight so that they can find a husband. Often times, the girls are stuffed so full that they get sick, but given little recovery time before the feeding begins again. It seems the fatter the better in this culture.

Houda’s father is a doctor and treats women with all the obesity-related medical problems, but she says none of that deters these women. “When you’re skinny, you’re even considered as sick or there’s something wrong with you,” she says. “Women that are fat, they’re really happy.” Houda explained to Oprah that what women want to see in themselves is exactly what men are looking for- big butts, thick ankles, plump arms, stretch marks, and even a couple of divorces.
image: http://www.dietsinreview.com/diet_column/wp-content/uploads/2008/11/brazil-300×225.jpg

She said the culture does not frown upon divorce, and that the more a woman has the more attractive she is to men.

The episode also looked at the beauty trends in Brazil and found that the women there want to be in tip-top shape. Brazilians consume more diet pills than anyone else in the world, and they are second to the U.S. for plastic surgeries. The average Brazilian woman weighs 110–125 pounds, and given their proximity to the beach are constantly aware of having to show off their bodies and want them to be presentable.

Posted on November 21, 2008 by Brandi Koskie

Read more at http://www.dietsinreview.com/diet_column/11/overweight-divorced-women-welcome-in-mauritania/#kImgZfVDfKtwG0yx.99