Beeraha oo la qotaa waxay keentaa horumar balaadhan.By maxamed jeex

0
377

Beeraha oo la qotaa waxay keentaa horumar balaadhan.By maxamed jeex

Markaad eegto aduunyadan horumarka samaysay waxay marka hore ka bilawdey waa beeraha kadibna waxay ku xigay tignoonajiga oo ay ka gaadheen horumar aad u weyn oo aad u balaadhan.

Hadaba inaga maxaa la,inooga baahan yahay?anigu waxaan qabaa inaan maanta bilawno wadadii horumarka oo aan ku talaabsano inaa u soo jeesano beeraheena,xoolaheena ,badeena,macdanteena,shidaalkeena.

Bal xaga beeraha aan waxyar isku sheegno inaan nahay dad beero leh hadana aan waxba ka qabsan markaad eego somaliland waxay leedahay dhul aan u balaadhan oo wax laga beerikaro sida gobolka maroodi jeex,Awdal iyo togdheer intaba wax waa laga beerikaraa iyo weliba gobolada kale ee dalka somaliland.

Xaga bada dalka somaliland wuxuu leeyahay bad dhararkeedu yahay 1000 km waa bad aad u dheer habayaraatee cid ka faa,iidaysataa majirto haddiise loo soo jeesto in dadku ay wax kala soobaxaan waxaa lagaga maarmayaan shaqo la,aanta haysata dhalinyarada reer somaliland.

Xukumada somaliland waa inay dhiiri galisaa sidiii wax looga soo saari lahaa dhulka iyo bada si shaqo farabadan ay u helaan dhalinyarada dalkeenu.

Alla mahad leh
By macamed jeex
Brussels.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here