Boobka iyo dhaca ka jira dalka Soomaalida lagu dhibaateeyo ee Koonfur Afrika

0
345

Dalka koonfur-Afrika ayaa wuxuu kamid yahay dalalka ugu qatarta badan ee qaaradda Afrika, iyadoo tuugada gaysanaya boobka iyo dhaca ay yihiin kuwa la wareegay xukunka magaalooyinka ee xilliga habeenkii, waxaana gawaarida la dhacaa iyadoo Boolisku uu Taaganyahay.

https://youtu.be/5PH-Ny9tRxs