Booliska Mareykanka oo sii daayay muuqaalka afar boolis ah oo si xun u garaacaya maxbuus

0
372

Booliska magaalada Agawama ee gobolkaasi Massachusetts ee dalkaasi Mareykanka ayaa sii daayay muuqaalka film muujinaya sida ay afar boolis ah u dilayaan maxbuus ay soo xireen kaas oo uu uu muran dhaxmaray xilli ay ku jireen musqul ku taal xabsiga.