Booliska New York oo la wareegay ammaanka daarta “Trump Tower” iyo waddooyin la xiray

0
282

waxa qorey yaasir yare

Booliska magaalada New York iyo shirkadda ilaalada ee Sicret Service ayaa waxaa soo wajahay culeys weyn kaddib markii ay la wareegeen gacan ku haynta daarta “Trump Tower” ee uu leeyahay, daggan yahayna madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump.