BREAKING NEWS
Search
telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Category: Ciyaaraha

Nuxurka Khubadii Siyaasi Ahmed Muumin seed Ka Jeediyey Munaasbada Midawga Labada Garab

  358 total views, no views today

DAAWO XUKUUMADA SOMALILAND OO KA HADASHAY XAALADI UGU DANBAYSE LAASCANOOD IYO FALALKI KA DHACAY

385 total views, no views today

Petr Cech Oo Shaaca Ka Qaaday Hal Arin Oo Ay Isaga Mid Ka Yihiin Arsene Wenger Iyo Jose Mourinho.

Tababarayaasha Arsenal iyo Manchester United Arsene Wenger iyo Jose Mourinho ma ahan labo nin oo saaxiibo ah, waxaana qilfaafkooda uu gaaray inay saxaafada isku...

Ryan Giggs Oo Weerar Ku Qaaday Jose Mourinho: “Waxkasta Oo Ku Dhaca Rooney Isaga Ayaa Ka Dambeeya, Jihada Ayuu Ka Lumiyey”

Ryan Giggs ayaa Jose Mourinho ku weeraray inuu godob ka galay geesiga Man United ee Rooney isagoona sheegay in Wayne Rooney  uu jihada ka lumiyey Jose Mourinho....

Toni Kroos Oo Qandaraaska U Kordhiyay Real Madrid Isagoo Noqday Xiddiga Ugu Mushaharka Badan Taariikhda Jarmalka.

Kooxda Real Madrid ayaa goordhaweyd ku dhawaaqday inay heshiis kala gaareen xiddiga khadka dhexe ee Jarmalka Toni Kroos uu qandaraas kordhin u sameeyo kooxda isagoo Real...

Warbixin: Lix Waxyaabood Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Garoomada Cusub Ee Barcelona, Real Madrid & Atletico Madrid.

Kubada cagta waa ay isbedeleysaa, seddexda kooxood ee ugu waa weyn La Liga ayaa iyagan diidan in laga tago, iyadoo Real Madrid, Atletico Madrid iyo Barcelona ay...

Tababare Luis Enrique Oo Sarre U Qaaday Baadigoobka Shaqsiga Sirtiisa & Tan Kooxda U Gudbiya Saxaafada.

Tababaraha kooxda Barcelona Luis Enrique ayaa sarre u qaaday baadigoobka uu ugu jiro inuu helo shaqsiga ku dhex jira qolka labiska ee sirta kooxda bixiya ka dib markii...

Kooxda Kubbadda Cagta Ee Wargeyska Warsugan Oo Gobolka Togdheer Ku Tagtay Safar ayaa 6:0 Ugu Quus Gooyey Kooxda Shiffo Burco + Sawiro

Kooxda Kubbadda Cagta Ee Wargeyska Warsugan Oo Gobolka Togdheer Ku Tagtay Safar ayaa 6:0 Ugu Quus Gooyey Kooxda Shiffo Burco Warsugan(Sports) Kooxda Wargeyska Warsugan...

Guuldaradii 7 aad oo ay Chelsea, la kulantay Sanadkan iyo Jarada Mourinho + Kaalinta 16aad ee Dhibcaha+ Sawiro

Guuldaradii 7 aad oo ay Chelsea, la kulantay Sanadkan iyo Jarada Mourinho + Kaalinta 16aad ee Dhibcaha+ Sawiro Waqtiga ayaa badalay Chelsea,maxaa yeelay waxaa ay noqotay...

Aubameyang: Waxaan doonayaa inaan noqdo Messi iyo Ronaldo oo kale

Aubameyang: Waxaan doonayaa inaan noqdo Messi iyo Ronaldo oo kale Hargeysa(Warsugannews) Weeraryahanka la hollin la’yahay ee kooxda Borussia Dortmund, Pierre-Emeric...

Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins