telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Category: Maqaalo

Qalbigu Yaanu Ku Urin: W/Q Cali Maxamed Biixi

Laba cashoba markii laga soo wareegayba , tamaandhooyinkii way qudhmeen , urtii ka soo baxaysayna way necbaysteen Macalin jaamacad wax ka dhiga ayaa ardaydiisii waxa uu...

Diinta Iyo Nolosha: Qur’aanka Iyo Raadayntiisa Sh Cabdirisaaq Xasan Rakuub

Qur’aanka Iyo Raadayntiisa Mahad Alle SWT ka dib, Qur’aanku waa hadalkii Alle SWT, hadal ka saamayn badani ma jiri karo. Qur’aanku waxna wu ina faraya waxna wu...

Burco Waa Mid Qudha: W.Q Jaamac Muuse Jaamac

Kan: “Salaan saaxiib” Keer: “Maxaad xilligan la soo jeeddaa? idinka waa goor danbee!” Kan: “Waar salaanta horta naga qaad, hanna...

Diiwaan Galintu Waa Fursad Dahabi Ah Oo Aan Dib Loo Heli Doonin Ee Halaga Faa’iidaysto.Qalinkii: Ahmed Abdillahi Jama

In la helo dhul ugaar ah oo aanay noqon meel cidkastaaba iska sheegato ee ay noqoto meel ay umad gaar ihi leedahay. Ummad waxay  dhamaystirantaa  qaranimadeedu marka ...

Xirsi Ma Wasiir Xul Ahbaa Mise Waa Raysal Wasaare???

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wa Barakaatu, Marka ugu horeysa Waxaan Salaamayaa dhamaan Shacbiga reer Somaliland gudo iyo debedba meelay joogaan, Marka labaad Waxaan...

Somaliland ma waxa ka dhacay Masiibooyinkii Qasa ka dhici jiray, mise shacabkeenaa Danbaabay?!!!!

Somaliland ma waxa ka dhacay Masiibooyinkii Qasa ka dhici jiray, mise shacabkeenaa Danbaabay?!!!! Marka hore waxa aan tacsi u dirayaa Ciidamada, Qoyskii, Eheladii iyo...

Waxaan Leeyahay Doorashadu Xiligeedii Ayay Dhacaysaaye, Halayska Daayo Hadalada Xanafta Leh By Faarax Xuseen Maxamed

Waxaan Leeyahay Doorashadu Xiligeedii Ayay Dhacaysaaye, Halayska Daayo Hadalada Xanafta Leh By Faarax Xuseen Maxamed. Marka kowaad waxaan salaanta islaamka ku salaamayaa...

”Iftiiminta Maqnaanshaha Doorka Dhabta Ah Ee Mucaaridka” Dr Maxamed-Rashiid Sh. Xasan

”Iftiiminta Maqnaanshaha Doorka Dhabta Ah Ee Mucaaridka” Dr Maxamed-Rashiid Sh. Xasan Talo Guud Sida aynu ka warqabno waxa aynu dooranay Madaxweyne iyo...

Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins