telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Category: Wararka

Warka Hay’adda shaqaaalaha dawladda oo daahfurtay Shaqaalayntii ugu Balaadhneyd ee Lagu Xulaayo Tartana loogu geli doona 954 Boos Shaqooyin Wasaaradda Waxbarashadda ka banaanaaday

Xukuumada Somaliland Oo Furtay Shaqaalayntii Ugu Badnayd Iyo Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Bilowday Xulida 954 Kaalmo Shaqo Oo Kasoo Baxay Wasaaradda Waxbarashada...

Wasiirka Gaashaandhigga, Wasiirka Horumarinta Maaliyada Iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Dhagax Dhigay Cisbitaalka Ciidanka Qaranka

  Hargeysa(war-sugannews)Wasiirka Gaashaandhiga, Wasiirka Horumarinta Maaliyada iyo taliyaha Ciidanka Qaranka oo si wada jir ah u dhagax dhigay cisbitaalka...

“Waxa jira Wadamo jaar inala ah oo u baahan inaynu u adeegno, taa lafteeda waanu ka shaqaynayna imika heshiis baa jiri doona Itoobiya iyo Somaliland ay qayb ka noqdaan” Wasiirka gaadiidka iyo horumarinta jidadka Cabdillaahi Abokor

Hargeysa, Somaliland September 26, 2018 (Warsugan) – Wasiirka wasaarada gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland Cabdillaahi Abokor oo safar shaqo ku jooga...

Yurub oo sheegtay in ay qayb ka sii ahaan doonaan heshiiska Niyukleerka Iiraan

Brussels, Beljiuum September 26, 2018 (Warsugan) – Madaxa siyaasadda arimaha dibadda u qaabilsan Midowga Yurub Federica Mogherini ayaa sheegtay inay ka shaqeyn...

Xukumadda Somaliland Oo Ka Digtay Roobab Wabaylo Wata Oo Bilaha Fooda Inagu Soo Haya Ka Da’i doona Gobolada Bariga Somaliland

  Hargeysa, Somaliland September 26, 2018 (Warsugan) – Xukumadda jamhuuriyadda Somaliland ayaa uga digtay shacaabka ku dhaqaan gobolada bariga in ay ka...

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo soo Gebo Gebaysay wajigii 2aad ee Diwaangelinta Dib u eegista Cabashooyinka Shaqaalaha dawladda

Wajigii 2aad Ee Dib Eegista Cabashooyinka Diwaangelinta Shaqaalaha Dawladda Oo Soo Xidhmay, Xisaabiyaha Guud Ee Qaranka Oo 374 Shaqooyin Banaanaaday Loo Gudbiyey &...

WAR-SAXAAFADEED

Xafiiska Af-hayeenka Madaxweynaha JSL Taariikh: 20/09/2018 WAR-SAXAAFADEED   Golaha wasiirradda Somaliland Oo Soo Saaray Qodobbo Ku Wajahan Faro-gelinta Soomaaliya Ay...

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Soo Bandhigtay Xeerarka Hagayaasha Iyo Siyaasadda Ee Lagu Dhaqi Doono Shaqaalaha Dawladda & Guddoomiye Sharmarke Geelle Oo Sharaxay

“Waxaynu Ku Soo Wada Shaqaynaynay  Wasaaraddaha Iyo Hay’addaha Kala Duwan Ee Qaranka Somaliland Loogu Shaqaynaayey Male Iyo Odayeyn Maanta Waxaynu U Wada Joogna...

Ilmo Yar oo  ku Dhintay Dhaamka Ku Yaalla Xaafada Jig-jiga Yar.+ Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa oo Maydkii Ilmahaas Yar Ka Soo Saaray Dhaamkaas.

  Hargeysa ( war sugannews ) – 14. 09.2018- Alle Haw Naxariistee waxaa Maanta Magaalada Hargeysa Dhaam Biyood  ku dhintay Wiil yar oo magaciisu ahaa Cabdiqani...

TACSI MADAXWEYNE

Taariikh: 14/09/2018       INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa,...

Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins