telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Category: Wararka

Gudidii uu madaxweynuhu u saaray abaaraha iyo waftigiii ka socday dawlada imaaraadka carabta ayaa si wada jira u shaaciyey in si dhakhsaa loo bilaabi doona wajigii labaad ee taakulaynta dadka ay abaaruhu saameeyeen.

Gudidii uu madaxweynuhu u saaray abaaraha iyo waftigiii ka socday dawlada imaaraadka carabta ayaa si wada jira u shaaciyey in si dhakhsaa loo bilaabi doona wajigii...

Xildhibaan Komishanka Ku Ammaanay Socdaalkii Ay Ku Tageen Bariga Sanaag

Xildhibaan Komishanka Ku Ammaanay Socdaalkii Ay Ku Tageen Bariga Sanaag Hargeysa(warsugannews)- Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha...

Guddida Mus-dambeedka WADDANI Oo Ku Hanjabtay Inay Hor Istaagayaan Miisaaniyadda Wargeyska DAWAN

Guddida Mus-dambeedka WADDANI Oo Ku Hanjabtay Inay Hor Istaagayaan Miisaaniyadda Wargeyska DAWAN Hargeysa (warsugannews)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Xoog)...

“Waxaan Ku Talinayaa In Dastuurka La Furo Oo Tirada Xildhibaannada La Kordhiyo, Dalkana Loo Sameeyo Laba Madaxweyne Xigeen.Buuhoodle Dawlado Badan Baa Jooga.”Baashe Maxamed Faarax

“Waxaan Ku Talinayaa In Dastuurka La Furo Oo Tirada Xildhibaannada La Kordhiyo, Dalkana Loo Sameeyo Laba Madaxweyne Xigeen.Buuhoodle Dawlado Badan Baa Jooga.”Baashe...

Madaxweynaha JSL Oo Xika Qaadis iyo Magacaabis Ku Sameeyay Garsooreyaasha Maxkamada Sare

WAR-SAXAAFADEED Taariikhda: – 26/07/2015 Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu...

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley wefti culus oo ka socda EU-ka.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley wefti culus oo ka socda EU-ka. Weftigaas oo kulan saacado...

Government of the Republic of Somaliland:- Press statement: Copenhagen Conference

Government of the Republic of Somaliland Press statement: Copenhagen Conference 19 November 2014 The Government of the Republic of Somaliland would like to praise the...

Marwada Madaxweynaha J.S.L Aamina Sh. Maxamud Jirde “Aamina Weris”,Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo Toosiye” iyo Mas’uuliyiin kale ayaa Maanta Daahfuray Olole loogu talo galay in lagu yareeyo Sababaha keena dhimashada Hooyada ee Xiliyada foosha.

Marwada Madaxweynaha J.S.L Aamina Sh. Maxamud Jirde “Aamina Weris”,Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo Toosiye” iyo Mas’uuliyiin...

Wasiir Cakuse Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqay In La Dhaqan Galin Doono Xeerka Saxaafadda

471 total views, no views today

Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins