telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Category: Wararka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke, ayaa cambaareeyey qarax loo adeegsaday gaari oo lagu weeraray xaruntii hore ee Jaamacada Kismaayo

Warsaxaafadeed Muqdisho, August 22.2015(Warsugannews)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke, ayaa cambaareeyey...

Somalia: Xog-hayaha Cusub ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo xilkii kala wareegay Xog-hayihii hore

Xog-hayaha Cusub ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo xilkii kala wareegay Xog-hayihii hore. Muqdisho, August 22.2015(Warsugannews) Munaasabad ay xilka kula kala...

Xildhibaan Maxamed Wali oo madaxweynaha kula taliyey inuu magacaabo wasiirka Caasimada Wadanka

Hargeysa (warsugannews)-Xildhibaan Maxamed Wali Warsame Cali, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida, ayaa Madaxweynaha tallo ugu soo jeediyay inuu sameeyo wasiirka...

Baarlamaanka Somalia Oo Ganàfka Ku Dhiftay Dàlàb Kaga Yimi Beesha Caalàmka

Baarlamaanka Somalia Oo Ganàfka Ku Dhiftay Dàlàb Kaga Yimi Beesha Caalàmka Muqdisho (Warsugannews)Baarlàmaànka Dawlada Soma!ia ee Federaàlka àyaa ku...

Cali Khaliif Galaydh Waa Nin Da’ah Oo Hadana Doonaaya Inuu Dhulbahante Salaan Uu Damaciisa Ku Gaadho Ka Dhigto” Wasiir Xaglatoosiye

“Cali Khaliif Galaydh Waa Nin Da’ah Oo Hadana Doonaaya Inuu Dhulbahante Salaan Uu Damaciisa Ku Gaadho Ka Dhigto” Wasiir Xaglatoosiye Buuhoodle(Warsugannews) –...

Madaxweyne Xigeenka Somaliland Oo Muranka Saami Qaybsiga Wakiillada ee Beeshiisa isu dhaafiyey Talo Qaran

Madaxweyne Xigeenka Somaliland Oo Muranka Saami Qaybsiga Wakiillada ee Beeshiisa isu dhaafiyey Talo Qaran Hargaysa(Warsugannews)-Madaxweyne xigeenka Somaliland...

“Dalka Somaliland Wuxuu U Dabran Yahay Koox Aan Ka Badneyn 400 Oo Qof Oo Isugu Jira Siyaasiyiin Ka Kala Tirsan Xukuumadda, Guurtidda, Wakiiladda, Dawladaha Hoose Iyo Xisbiyadda Qaranka..”Jamaal Cali Xuseen

“Dalka Somaliland Wuxuu U Dabran Yahay Koox Aan Ka Badneyn 400 Oo Qof Oo Isugu Jira Siyaasiyiin Ka Kala Tirsan Xukuumadda, Guurtidda, Wakiiladda, Dawladaha Hoose Iyo...

Somalia: Xarakada Al-Shabaab Oo Weeraro Xoogan Ku Qaaday Gobolka Gedo Kuna Dishay Taliye Ciidan

Somalia: Xarakada Al-Shabaab Oo Weeraro Xoogan Ku Qaaday Gobolka Gedo Kuna Dishay Taliye Ciidan. Gedo (Warsugannews)-Xoogag hubeysan oo la aaminsan yahay inay ka tirsan...

Rabshado Xalay ka Dhacay Xaafadda Daami oo Sababay Dhaawaca Wiil Dhalinyaro ah

Rabshado Xalay ka Dhacay Xaafadda Daami oo Sababay Dhaawaca Wiil Dhalinyaro ah Hargaysa (Warsugannews)- Rabshado maal-mahan ka socday Xaafadda Daami oo ka tirsan Degmada...

Wasiir-Ku-Xigeenka Amniga Oo Sheegay Inay Aaminsan Yihiin In Xisbiyada Mucaaradku Masuul Ka Yihiin Dhallinyarada Isku Dilka Xaafad Xaafadda

Wasiir-Ku-Xigeenka Amniga Oo Sheegay Inay Aaminsan Yihiin In Xisbiyada Mucaaradku Masuul Ka Yihiin Dhallinyarada Isku Dilka Xaafad Xaafadda Hargaysa (Warsugannews)-...

Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins