“Cristiano Ronaldo Ballon d’Or.”. Taageerayaasha Real Madrid ayaa sidaa ku heysayay kulankii dhawaa ee ka dhacay Bernabeu

0
380

waaxa diyeriya yaasir br

Taageerayaasha Real Madrid ayaa dhabar istaagay xiddigooda Cristiano Ronaldo iyagoona doonaya inuu sanadkan ku guuleysto abaal marinta Ballon d’Or ee laacibka ugu fiican 2016.

Ronaldo ayaa ugu cad cad abaal marinta kaddib markii uu Champions League kula guuleystay kooxdiisa Real Madrid halka uu Euro 2016 la qaaday xulkiisa Portugal markii ugu horreysay.