cuqaasha aqoonyahanka siyaasiyiinta iyo wax garadka beesha fiqishini oo taageeray Musharax Madaxwayne ku xigeen somaliland Dr Xaglatoosiye

0
855

Taageero 24/10/2015

Anagoo ah cuqaasha aqoonyahanka siyaasiyiinta iyo wax garadka beesha fiqishini ee Deegaanada Hawd bari iyo Somaliland
Waxaanu Taageero buuxda siinaynaa iyo soodhawayn
Musharax Madaxwayne ku xigeen somaliland
Dr Saleebaan ciise axmed xaglatoosiye
Deegaan ahaan waanu soodhawaynanaa si kal iyo laab ah saleban ciise waa nin hawlkar ah han sarena leh
Una qalma Somaliland inuu hogaamiyo bari iyo Galbeed
Deegaanka iyo Dadkuna isaga ayay sugayaan
Sidaa waxaa yidhi Siyaasi Aadan Xasan (Dhaldhalaashe)
Matalayay Deegaanada Hawd Iyo Degmada Qararro ee Gobolka Buuhoodle
Dhanka kale siyaasi
Professor Khadar xasan shariif
Ayaa ku tilmaamay Guul usoo hoyatay Somaliland inuu isu soo taago Dr Saleban ciise xaglatosiye
Hogaanka Labaad ee Dalka
Isagoo tibaaxay Taariikhda Hawlkarnimo ee uu leeyahay Xaglatoosiye
Baaqan taageero ayaa waxaa soo saaray Kuna saxeexnaa oday dhaqameedka beesha siyaasiyiin iyo waxgarad kaladuwan ee kasoo jeeda Deegaamada Qararro ee Buuhoodle iyo Gobolka Sool
1:caaqil Cumar Bakayle
2:Caaqil Cali xirsi xasan
3:Caaqil Faarax cabdi mclin
4:Wakiil caaqil Maxamed jaamac xirsi
5:Siyaasi profsor khadar xasan shariif
6: Aqoonyahan Aadan Xasan (Dhaldhalaashe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here