telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Daawo: Aqoonyahan Cabdikariim Axmed Mooge Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey London Khudbadna U Jeediyey Jaaliyadda Somaliland

Lonodon(Warsugan) Aqoonyahan Cabdikariim Axmed Mooge oo kamida Dadka u Ololeeya Sinaanta iyo Cadaaladda ayaa dhawaan safar ku gaadhay Waddanka UK halkaasi oo si balaadhan loogu soo dhaweeyey islamarkaana uu kulamo la qaatay  Aqoonyahanka, dhalinyarada Somaliland u dhashay ee ku dhaqan Waddankaasi,  Habeenkii xalay ahayd ayaa Cabdikariim  Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay loogu sameeyey  Magaalada London halkaasi oo uu khudbad qiimo badan u jeediyey dadweynihii kasoo qeyb galay kulankaasi.

268 total views, 0 views today

Comments

comments




Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins