DAAWO: Axmed idaajaa” Qabiil kasta wuxuu noqday Dowlad Balse Federaalka..”

0
803

Suuqaan yaqaanka Soomaaliyeed Axmed Faarax Cali “idaajaa” ayaa ka digay fidnada federaalka iyo wadada qalafsan oo ay kusii socdaan Soomaalida isagoo ku baaqay Midnimo.
“Waa inay ‘Soomaalidu midnimadeeda soo ceshato…bado, wabiyaal iyo adduun kale uma dhexeeyaan’ Waa Axmed Idaajaa oo ka digaya dhibabka federaalku uu keenay.