Daawo Bar Xulashada Todobaadka, Waraysi, Axmed Xasan Carwo oo arrimo dhawra ka hadlay

0
524

Bar Xulashada Todobaadka, Waraysi, Mustashar Axmed Xasan Carwo, La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga..

..Lacagteenii ayaa noqotay mid ajnabi ah…Barnaamaj muhiim ah, oo si saraaxad ah Mustasharku uga waramay arrimaha dhaqaalaha iyo maalgashiga, maamul-wanaaga iyo musuqa, arrimaha siyaasadda gudo iyo debedba..Daawasho wacan