DAAWO: Bohoshii Ugu Weynayd Caalamka, (Xogta Dahsoon)‏

0
380

Sanadkii 1991 ayay ahayd markii uu nin beeralay ah oo danyar ah oo da’dii dhexe ee cimrigiisa ku jiraa uu bohol weyn ka daahqaaday deegaan ku yaalla dalka Vietmnam iyadoo ay xiligaa biyo xoogani gudaheeda ku dhacayeen, taa darteedna waxa uu go’aansaday in aanu gudaheeda gelin ee dusha sare ka eego bohoshasi