Daawo boqolkiiba shan iyo labaatan (25%) boqolkiiba shan iyo todobaatanna (75%) waxaa caadiyan inaga kaabi jiray deeq bixiyayaasha ama dalalka aynu saaxiibka nahay Midowga Yurub gaar ahaan Dawladda Ingiriiska” Wasiir Maxamuud Xaashi

0
509

“Annaguna, annagoo danaynayna masuuliyadda aanu qaranka u hayno iyo in waxaasi qabsoomaan waxanu bixinay lacag aad u faro badan oo ka badan ku talo galkii markii hore xata miisaaniyada aanu samaynay meelo badan baanu wax ka habaynay” Wasiir Maxamuud Xaash
“Dalalka inaga taageeri jiray diiwaangelinta waa u abaal haynaa waa u mahad naqaynaa waxaynu xaq ugu leenahay oo waajiba maaha saaxiibtinimada, taakulaynta iyo taageerada waynu isku lahayn ilaa maantana waynu u baahanahay iyagana waxaanu ugu baaqaynaa in ay maanta hawshaa nala suuro geliyaan siday awalba noo garab joogeen ayaanu iyagana ugu baaqaynaa”