Daawo Dahabka Daadsan Docda Gurigaaga ee aan La Dareensanayn (Xogta Dahsoon)

0
451

Hargeysa(WSN)Waxaynu barnaamijkeenan ku daahqaadaynaa hantidaada u badan dahabka ee daadsan dacalada guryaheena taasoo aynaan badankeenu dareensanayn.