Daawo Dhismayaasha Qarsoodiga ah eeSirtooda La Adkeeyey‏

0
363

Hargeysa(WSN)Iyadoo caalamka ay ka buuxaan meelo sir ah oo aan cidina ogayn wax aka socda gudahooda bulshada caamka ahna ka xidhan oo aanay geli Karin ayaa Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa dhismayaasha aanay suurogalka kuu ahayn inaad gasho.