Daawo: Eng. Jiciir oo ah Madaxa Barnaamijka Maamul daadejinta Oo Sharaxaad ka bixiyay sida uu ku soo bilaabmay Mashruuca JPLG heerka uu Maanta Marayo

0
423

Daawo Muuqaal: Eng. Jiciir oo ah Madaxa Barnaamijka Maamul daadejinta Oo Sharaxaad ka bixiyay sida uu ku soo bilaabmay Mashruuca JPLG heerka uu Maanta Marayo

Hargeysa, (warsugannews) — Shir Lagu Falanqaynayo Hirgalinta Siyaasaada Maamul- Daadajinta Dawldaha Hoose oo socon doona laba maalood ayaa maanta ka furmay Hotelka Maansoor ee magaaladda Hrageysa.

Eng.Xuseen Maxamuud Jiciir oo ah Madaxa Barnaamijka Maamul daadejinta JPLG ee madaxtooyada Somaliland ayaa waxa uu sharaxaad ka bixiyay sida uu ku soo bilaabmay mashruuca JPLG heerarkii uu soo maray iyo guulaha ay imika ku talaabsadeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here