DAAWO, Feedhyanakii Maxamed Cali Keley, (X0gta Dahsoon)

0
632

XOGTA DAHSOON
Feedhyahankii Maxamed Cali keley

Hargeysa(Warsugannews)Waxa uu caalamka baray in geesinimadu aanay wax macno ah lahayn hadii aanay xaq ahayn, guulihii uu gaadhayna waxay soo jiiteen dadkii danyarta ahaa ee caalamka ku kala nool,si kastoo uu yahay dhaqankooda iyo waxaay aaminsan yihiinba, Maantana waxaa inaga tegay oo xijaabtay, halyeygii ciyaaraha oo ay adag tahay in uu isagoo kale dib inoogu soo noqdo,kaasi waa maxamed cali Keley, waxana aan halkan idiinku soo gudbinayaa qaar ka mid ah kelmedihii caanka noqday ee Maxamed Cali keley, kuwaas oo aanu xuskooda ku karaamaynayno mid ka mid ah ciyaaryahanadii ugu wanaagsanaa ee dunida soo mara.