DAAWO: Hanuuniyihii Beenta ee Hitler, Joseph Goblous, (Xogta Dahsoon)‏

0
392

Bold joseph Goblous waxa uu sanadkii 1897 ku dhashay magaalasa brussia ee dalka Jarmalka isagoo ka soo jeeday qoys dabaqada dhexe ah, umana suurogelin in uu dagaalkii koowaad ee dunida ku biro ciidanka Jarmalka, markii uu dagaalkaasi marayey meeshiisii ugu adkayd ayaa Joseph goblous waxa uu ku biiray xisbigii naasiga, inkastoo uu xiligaa diidanaa Adlov Hitler, laakiin goor dambe waxa uu noqday dadka aadka ugu dhow ee sida xamaasadda le hula socda hogaaminta Hitler, waxayna labada nin noqdeen saaxiibo aan nolosha iyo geerida midna ku kala hadhayn.