DAAWO: Hawlgalkii Basaasnimo ee aan Dhammaystirmin (Xogta Dahsoon)‏

0
492

Hargeysa(WSN)Barnaamijkeenan Xogta dahsoon waxaynu ku soo qaadanaynaa hawlgalkii basaasnimo ee khatarta ahaa ee aan sidii loogu talogalay u qabsoomin.