Daawo Heshiiskii Saldhiga Berbera oo ay si rasmi ah loogu heshiiyey iyo Qodobada la isku afgartay

0
484

Dubai(WSN)Ugu danbayn waxa heshiis rasmi ah wada gaadhay Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland iyo Imaaraadka Carabta kaasi oo lagu soo afjaray Heshiiskii Saldhiga Mliteri ee Imaaraadku Somaliland ka Soo codsaday waxaana maanta oo Axad ah lagu soo heshiiyey Is afgarad dhamaystiran