Daawo Hubka Keliya ee Maraykanku Ka Werweraan Yaase ku Ridi kara? (Xogta Dahsoon)

0
446

Hargeysa(WSN)sanadkii 2014 ayay ahayd markii Dr Petter Pray madaxa fulinta ee golaha amniga gudaha iyo ka qaranka ee dalka Maraykanka uu sheegay in xaalad amnidarro soo foodsaari karto wadanka maraykanka hadii ay ay cidi ku qaado weerar dhanka electro-magnatics-ka ah.