DAAWO: Inankii Isu Bedelay taalada Dhagaxa ah, (Xogta dahsoon)‏

0
615

Xaalad caafimaad darro oo dhif ah, ayaa ilmihii yaraa ee lagu magacaabi jiray Ramish darji waxa uu isu bedelay OO noqday wax u eg taallo dhagax ah, iyadoo hooyadii ay waxka yar 15 maalmood oo keliya markii uu jiray ay ogaatay in maqaarka sare ee wiilkeedu isu bedelayo wax uu muuqda dhagaxa oo kale.