DAAWO: Inankii yaraa ee Muuqaalka Waayeelka Lahaa (Xogta Dahsoon)‏

0
375

Hargeysa(WSN)Xaalad aan illaa hadda caddayn wax tafsiir ahna loo helin ayaa inan yar afar sano jir ah oo u dhshay Dalka Bangaladesh waxa uu muuqaalkiisu u ekaaday qof waayeel ah.