Daawo Kaalinta kabo tolayaashu Ku Leeyihiin Fanka (Xogta Dahsoon)

0
570

Hargeysa(WSN)Muwaadin Muuse Cabdillaahi Faarax (Canjil) oo ka mid ah kabotolayaasha ka shaqaysta Magaalada hargaysa ayaa waxa uu muujiyey hibada uu u leeyahay fanka isagoo ku luqaynaya heesihii fanaaniintii waaweynaaa.