Daawo : Kevin Volland Oo Munich Ka Dhaliyay Goolkii Ugu Deg Degsanaa Taariikhda Horyaalka Jarmalka

0
535

Kevin Volland oo ka tirsan kooxda Hoffenheim ayaa Bayern Munich ka dhaliyay gool ka dib il biriqsiyo ee biloowga ciyaarta .

Labada koox ayaa wada ciyaaraya kulan ka tirsan wareegga labaad ee horyaalka jarmalka waxa ayna ciyaarta ka dhaceysay garoonka Hoffenheim

Goolkaas yimid ka dib 8 il biriqsi ee biloowga ciyaarta ayaa noqonayaa kii ugu deg deg badnaa taariikhada horyaalkaas .

Horay waxaa rikoorkaas u haystay Karim Bellarabi oo u ciyaara Bayer Leverkusen kaasi oo 9 il biriqsi gool kaga dhaliyay Dortmund

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here