Daawo Kooxda Xidigaha Geeska & Suxufiyiinta oo Isku Haleeli Doona Ciyaar Kubadeed oo La Yaab Leh

0
577

Hargeysa(WSN)Waxaa Maalinta Khamiista ee Soo Socota ka Dhici Doona Garoonka Hargaysa Studium Ciyaar Ku Cusub Garoomada dalka Taas oo ay Isku Haleeli doonaan Kooxda Fannaaniinta ee Xidigaha Geeska iyo Qaar ka Mid ah Suxufiyiinta Somaliland Iyadoo dhaqaalaha ka soo Baxana loogu Talo galay in lagu Caawiyo dadka ay Abaaruhu Saameeyeen