Daawo Ma aaminsani, in magac iyo maamuus iigu kordhayo in muddo marba la ii kordhiyo. Waxaan ahay Madaxweyne wax qabtay oo aan waji-gabax hayn.

0
383

Ma aaminsani, in magac iyo maamuus iigu kordhayo in muddo marba la ii kordhiyo.
Waxaan ahay Madaxweyne wax qabtay oo aan waji-gabax hayn.
Waxaan ahay Madaxweyne, ay dadkiisu doorteen oo daacad u ah ka shaqaynta danahooda guud.
Waxaan ahay siyaasi afartan sanno in ka badan ummaddiisa u soo adeegayey utun la’aan. Sidaa darteed, haddii uu Kursi jacayl i hayo ama aan doonayo inaan halkan iska sii fadhiyo miciin kama dhigteen marba muddo kordhin ee murashax baan noqon lahaa oo waan tartami lahaa.