DAAWO: Ma Doonaysaa In aad Kordhiso Dhererkaaga? (Xogta Dahsoon)‏

0
321

Hargeysa(WSN)Waxaa la aaminsan yahay in hiddo raaca waalidku uu 80% ka yahay muuqaalka iyo jooga qofka bani’aadamka ah, halka 20% uu muuqaalka qofka iyo dhererkiisu saamayn la leeyihiin waxyaabaha kale ee dabiiciga ah sida cuntada iyo caafimaadka oo kale.