Daawo “Maanta waa maalin weyn oo taariikhda qaranka kamid noqotay oo ay inoo hirgashay himilo uu madaxweynaheennu horseed inoogu ahaa oo aynnu hananay hammigii fogaa, soona noolaysay curfigii ahaa maxaad taqaan oo saaxadda ka saaray ayaad taqaan. Waa maalin aynnu haloosiyeyno hayaanka horumarka dhallinyarteenna.” Agaasime Mu’adinka

0
463