Daawo Maantana kharashka Xukuumadda looga baahan-yahay waa Siddeed Milyan oo Dollar ($8,000,000), taas oo u dhiganta 80% kharashka Doorashada Madaxtooyada

0
343

Hargeysa(WSN)Hogaamiye ahaan, waxa waajib ah in aan ka horumariyo wax kasta midnimada iyo wada-jirka ummadda. Waxaan doonaya in aynu wax korodhsanno, iskana ilaalinno wixii hagar daamo inoo keenaya. Miisaaniyadda iyo kharashka doorashooyinku waa waajib qaran oo inaga ina saaran ummad ahaan. Sidaa darteed, mashruuca xaqiijinta diiwaangelinta iyo doorashooyinku saaxiibadeen way inaga taageeraane waa mid Somaliland leedahay.