Daawo Maareeyaha Dekeda oo ka hadlay taabo gelinta Heshiiskii hore, iyo in degdeg loo dhisayo Deked Cusub iyadoo tii horena shaqaynaysa

0
378

Weftigii maalmahan ku sugnaa Isu-tagga Imaaraadka Carabta una joogay sii taabo gelinta wejiga labaad ee heshiiska dekeda Caalamiga ah ee Berbera ayaa Saaka Subaxnimadii hore ku soo laabtay Dalka.

Waxaanay warbixin ka siiyeen bahda Saxaafada ujeedada safarkooda iyo waxa ku soo kordhay heshiiskii ay hore ula galeen shirkada caalamiga ah ee DP World, iyadoo uu si qoto dheer uga hadlay Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor-xoor).

DSC_0003

DSC_0004

DSC_0005

DSC_0006

DSC_0008

DSC_0009