Daawo Macnaha Xarafka ( S ) ee raaca Magacyada Talefonada Iphone (Xogta Dahsoon)

0
676

Hargeysa(WSN)Barnaamijkeenan waxaynu ku daah qaadaynaa macnaha iyo ujeedada xarafka “S” ee raaca magacyada Taleefoonada Iphone-ka oo ay shirkada Apel soo saarto.