DAAWO: Madaxdii Carbeed ee La Isku Deyay In La Dilo, (Xogta Dahsoon)‏

0
359

Hargeysa(Warsugannews)Dilka madaxd inta badan isku daygiisu waa mid la soo qorsheeyo oo si kas ah loola bartilmaameedsado hadafkiisa, taasina waa waxyaabihii lagu sameeyey madax badan oo carbeed oo isku daygii dilkoodu fashilmay kuwaas oo aynu liiskooda ku soo bandhigayno barnaamijkeena.