Daawo Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Somaliland iyo Soomaaliya u fadhiya Dalka Ingiriiska Amb David Concar, markii shirkaasi soo dhamaadayna waxa saxaafadda la hadlay Wasiirka Arrimaha Dibeda, Dr Sacad Cali Shire iyo Safiirka + Sawiro

0
414

Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Somaliland iyo Soomaaliya u fadhiya Dalka Ingiriiska Amb David Concar, markii shirkaasi soo dhamaadayna waxa saxaafadda la hadlay Wasiirka Arrimaha Dibeda, Dr Sacad Cali Shire iyo Safiirka